Hassan Samatar, whose last name I have also seen spelled Samater (sorry for any misspellings), is a wonderful Somali singer. He began his career early around the age of 16 in the 1970’s and became a superstar. Although I couldn’t find much about him, he appears to be a unifier among Somali communities focusing more on love songs. He was displaced by the wars and violence, and I believe has settled in Toronto, according to an article on Minnesota Public Radio. Also on MPR, you can hear his song “Heego.”
I was able to find several videos covering various points during his career on YouTube:
A recent performance filmed in Dubai of the song “Leymasiin.”
The audio is a little rough on this one, but it’s a performance from earlier in his career.
This is one of the first songs he ever performed. One viewer guessed him to be around 18 years old.
If you have any additional information on Hassan Samatar or other Somali musicians, please let me know. You can post comments to the site or email me at mnworldbeat at gmail dot com.
fac wayn yahay heeso fiican soo geliya ma garatay
walaal hambalyo heesaha macaan ee fanaanka soomaaliyeed hasan adan samatar
aad iyo aad baan u jeclahay heesaha fanaanka samatar bal laakiinse soo galiyaa heesihiisa video ga ah ee u ku duubay maxaayeelay waa very cleay kuwani waxooga muuqaagu ma fuucna codkuna waa gaabanyahay. so please, il faut enregistrer les ses nouvelles chanson prise a djibouti. merci a vous tous. ok thanks a lot
hey! am shocked to watch a younger samatar.I tell you this guy is one talented man. Am told he was in the somali army or something, no nothing much only that his songs are great , ironically am not somali and dont speak afsomal
Hi! how are all,to me it is very fantastic to heare the songs of the young Hassan Adan samatar, being the best best musician i ever had, when he speaks he explain or express the situation he is.
Thanks
waad salaamantahay xassan samatar .
waxaan kamid ahay taageerayaashaada soomaaliyeed maggceyga waa mahad cali baay waxaan ahay leysaan barasho wanaagsan
mahad cali baay
Tell:+252-62287788 / +252-15287788 / +252-5048778
meeqo album ayuu xasan aadan soo saaray please ii sheega tiro ahaan inta ay yihiin sido kale waxaan codsanayaa fanaanka ugu caansan somalia waa kuma ama yaa somalia ugu heeso badan fanaaniinta somaliyeed taariikhda inta la ogyahay?
thanks
walaal ta u horaysa anu af somaliga uma dhalan ee wan bartay wayo waxa igu kalifay inaan bartoo waa afkan adun yadaa ugu jeclahay
tedaa labad hesaha somaliedna wan xiseya sida hassan cawkee waa fanan halkayga ad iyo aad uga qaliya
walaal hassan adanow wad mahadsan tahay
wayo luqa dada aya igu dhalisay inan af an u dhalan barto
ee ugu damban waxan ku leyahay sidado kale somali haday ahan lahayd horowmar ayay gadhi lahayd ee walaal waxan kugu soo gabagabay naya hassan ma daloyow haga dalin waa tarikh somalida aad uga tagaysidee hana ka cajisin okey
walaalo xassan adan samatar byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
iyo is maqal dambee oo xisale
aniga oo ah raxma dahir ibrahim oo ku magac dheer raxma reeya
waxan salamaya fananka samaliyed xassan adan samatar ee ku magac dheer xassan bashe
waxa jecelahay hessaga dhaman maca may mayga ano jacla in aan ku arko markad jabuti timiday nasib darro ma anan jokin wan ka xumahay nasibku ima sin
ugu dhambayna good laki hassan bashe
waa nin aad iyo aad u weyn, quluubteena soomalida
waan ku wasaa samatar sxb waa sxbkaa xasan aadan siil
walakiis waxaan kaa salamayaa bledweyn somalia
hoygii beerlula waxaaan filayaa ineey tahay meehsa eey ugu badan yihiin taageerayaahsaada adiga iyo hadraawiba
waaku saa la may samatar fanaan ka sanad ka sxb cimri dheer
walaal samatar ciid wanaagsan
wan idin salamaya dhaman tiin a.s.c dhaman tiin iyo wixii muslim ah ok xassan baashe waa fanan caan ah oo soo maliyeed wuunana jecelnahay heesihiisa wayo fariimaha jacayl ka ayaan ka dhigana hadalada hesihiisa
inkastuu xassan baashe hablihii quruxda badnaa e somaliya
u madhiyay haljaban iyo haljiisa ah ka dhigay
alla yaa nagiii somaliya ma diyay an xassan bashe ka ahayn
in tuu madaxa yaraa ruxo xassan plz shw me ur labia
samatar in aad fiican tahay ayaa ismodaa balse aniga waxan kuleha alle u tobad keen munkurka aad kujirto mudo kabadan 50 sano ayaa munkar kujirtay wax aad alle caradiis aheyen iyo in aad umad duleeyso mahane alle naxariistiisu wey badantahay ale utobad keen ayana ku oran lahaa ,jidka aad kutagantahay ma ahan jid ale rali kayahay byyyyyyyyyyyby
Hasan waa nin caan ku ahaa fanka soomalida la kiin waxan ka huma hay inuusan maanta wax run ah inuu san wax sumcad ah ku lahenyn fanka somalida sababto ah wax uu ka qayb qatay qas dalka iyo colada qotada dheratay
samatar hooyadadii xashishada cabi jirtay ws waxaad tahayna malahaan waxaad u cabadaa sidii xoolihii oo kale anigaa ku dhama 100% waayo anigu fanaan reer jabuuti ayaan ahay hoyadadii hawiyaha ahayd was
Waan ku salaamay fanaankeynii weynaayow.dhabtii heesahaga aad ayaan u jecelahay, soomaalina waxaan u rajeynayaa sidaadoo kale oo aan ka wado in ay sika dhaafaan qabiilka iyo xumaantiisa,bye
Waan ku salaamay fanaankeynii weynaayow.dhabtii heesahaga aad ayaan u jecelahay, soomaalina waxaan u rajeynayaa sidaadoo kale oo aan ka wado in ay iska dhaafaan sida qabiilka iyo xumaanta, waana sida ay kaa sheegaan ummada soomaaliyeed in aadan aheyn nin qabiil ee aad tahay fanaan soomaaliyeed oo ay soomaalinimada ku weyn tahay. waxaan kuu rajeynayaa guul iyo waliba soomaaliba bye.
masuul sare xasan aadan samatar xasan baashi
haa waa ku faraxsanahay walal ok
waan ku soo salaamayey xasan aadan samatar
walaa ku weydiinayaa heestan dejida waa maxay macneheeda iyo ula jeedada ay xambaasantahay?
kunoolow nolol ciil ka maran cimrigaaga aqqirana halkii roon ayaaaan ALLE kaaga bar yayaaa ogooow kaalinka aad u haysid umada soomaaliyeed in aysan cidna buuxin karin
xasan aadan samatar aad ayaan u xiisayaa waanan habalyaynayaa waxaan leeyahay waad helaysaa riyadaada rigadiisa waxaan u maleeyaa waa soomaaliya oo soo laabata oo heshiisa
asc waad salaa man tahin somalida oo idil iyo xasan adan oo an tagerin balse aniga oo waregaya wabsed yada ban ka so dul dhacay webkan oo dadku kusalamayen samatar waan isku ficanahay dhanka familka lakin matagero qer badan baan idin dhafaya
waa fanaan cajııba oo laga daba dhacay sııba marka uu ku heesaayo afka maay maayga marka waxaan leeyahay thanks noolow
Hi! samatar, let me thank the Almighty Allah who made me to learn you being the best musician i like, and amoung the 5 most musician of my funs eg Samatar, Fuad umar Nuruddin farah,M.S.Tubec and shoole.Thank you so muchfor your entertainment.
aad iyo aad ayaan kuu taageeraa samatarow ale haku daayo