Sidee Singapore Musuqmaasuqa ku ciribtirtay?

Cali Cusmaan ccusmaan@gmail.com Waddanka Singapore waa dal ku tilmaaman maamul wanaag iyo musuqmaasuq yari. Waa waddan loo soo qaato tusaale xag waxbarasho fiican iyo caafimaadka oo heersare ah. Waa dal ku jira dalalka ugu haboon in ganacsi laga bilaabo ama lagu asaaso. Waa dal si fiican u dhisan ha ahaado dhanka wadooyinka, dhanka ciidamadda, dhanka … Continue reading Sidee Singapore Musuqmaasuqa ku ciribtirtay?

50 Shay oo nolosha kuu sahlaaya

Waxaan maanta saaxiibaday u soo gudbinayaa buugaagtii aan aqriyay 2016 macluumaadkii iyo notes kii aan ka qaaday. Waxaan is leeyahay wax yaabo badan ayaan ka faa iiday, haddii 50 kaan shay aad hal mid is tiraahdo faa iido ayuu ii leeyahay, qormadan mireheedii waa la helay. Maadooyin badan oo aan jaahil ka ahaa ayaa wax … Continue reading 50 Shay oo nolosha kuu sahlaaya